VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduunyadaan - Lyrics

aduunyada afar maalimood waayee labadii is aamintaa iil la kala aadhee amar eebe waayee intii abaarayee ul iyo diirkeed ahaanaa alleheen ka tuukaaye arwaax badaneey amarkeeda yeelaayee indhahaygaa ilmeeyayee maxaan idhaahdaaye
Queue is empty
-- / --