naftayda waan sii sasabaayoo
sahal maahin sidaydee
u salalay aawadaayee
assa slalala saan miyaa
ciyaarta musiga xujeena
ka nixi maaye sideedee
si kastay oo ay ahaatee
isku sibay u socdaanee

Exit mobile version