VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilic dumar - Lyrics

inaan beer nuglaadoo baahidaydaa soo qoro adigaa igu beeree bilic dumar qurxooneey biyo dahab la moodyeey boqoradi haweenkaay ma bil dhalatay baa tahay boga wadnaha iyo hadii beerka la i qalo nimcooy baar haweeney ruuxdaba badh baa tahay ha baylihin kalgacalkoo ku dhex beer wadnaha oo balantiyo axdiga dhawr muxuu bilan haweeneey caashaqu i baday ciiill oo aan kuu basaasoo iindhahaygu booyeen boga wadnaha iyo hadii beerka la i qalo nimcooy baar haweeney ruuxdaba badh baa tahay
Queue is empty
-- / --