VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasab - Lyrics

nasbeey haweenkiyo hablahaa kalee nool adaan kaaga nugulahay nabar iyo wax gaadhiyo ka jir naafo caashaqa sida naqa iyo doogaa nafta raali galisaa sida nuur ifaayana niyadaadba daartaa noloshaba macaankeed waa naftoon wadaagnoo raaxo nabad ku gaadhnee nafaad ladin habeenkii wehelkeed ma noqotaa hdoneey nolosha guurkaa lagu wada nagaadaa lama waayo nacabiyo nuxuus dhiba jacaylkee ka ilaali naafada nafta raaxadeedaay nimco lagu durduurtaay ku nooloow naruuriyo nolol aan nacayb jirin noloshaba macaankeed waa naftoon wadaagnoo raaxo nabad ku gaadhnee nafaad ladin habeenkii wehelkeed ma noqotaa
Queue is empty
-- / --