VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nolashu - Lyrics

neecaw udgooniyo nabad iyo naq roobiyo dhul nabaad ku yaaliyo waxaa tahay nugaal aan ku naawilaayee ax nabarada jacaylkaa i naanibaaninaayoo ma nuuxnuuxsan karayee nimcooy nabad ku noolow noloshaan cagaariyo ha ahaato cayn cayn cado midabkiileeyeey cimrigaaa sii joog noloshaa aduunyada nabar kuuma yeeloo reer nabad u guuraan kuusoo nagayn lahaa noocaad u taaliyo neerfaha jidhkaagay nooluhu la yaabaye sideen kuu necbadaa noloshaan cagaariyo ha ahaato cayn cayn cado midabkiileeyeey cimrigaaa sii joog
Queue is empty
-- / --