VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aniga kula dooq ah - Lyrics

dabacsanida codkaaga dhagahaa ku dawooba daymadaa aragaaga marna kaamaba daalo marka uu dadku seexdo habeenku dam yidhaahdo inta aan dabshitaan daawada sawirkaaga dulucdii wadnahayga qalbigana dacalkiisaan sawirkaagan ku daayee magacaaga ku duugay adigaa nafta daahshay daweedada ahaaday geesigaan dugsanaayoow kaan naftayda u dooroow anaa u diyaara inaan dad ku dhaafsho wax kastooy naftu doonto inaan dusha sarto anigaa kula dookha dacalkaaga la taagan daahfurkii nolosheena daah furki noloshena
Queue is empty
-- / --