VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baadi doon - Lyrics

Taan hablaha ka boqradayee biligeeda nuurkale iyo bilicdeeda aan u bogeen ka kabarteen bishmaha ufuraay boga qayb badhkeed huwatee kasha bidix wadnaha labaxdee ubuseeshay laabtayduye bedenkaygu uutabayaay Hayga baydhin meel habanaynin baal habaajinin axdaad beertay lama beeniyee hayga baydh meel habanaynin baal ha baabiinin axdaad beertay lama beeniyee p2 Taan burciyo hargaysa iyo jabuuti aan ka baadhaayee muqdisho iyo ilaa beledwayn garoowe aan ka baafinayay taan baydhabo ilaa gebilay sool aan ka baadhaayee jigjigiyo ilaayo bakool boosaaso ka baafinayaay saylac aan u beegsanayee boorame ka raadinayaay ubuseeshay laabtayduye bedenkaygu uutabayaay hayga baydhin meel habanaynin baal habaajinin axdaad beertay lama beeniyee hayga baydh meel habanaynin baal ha baabiinin axdaad beertay lama beeniyee Lyrics by : CMC MEDIA PRODUCTION (Cqani Shaqale Cmc )
Queue is empty
-- / --