Taan hablaha ka boqradayee
biligeeda nuurkale iyo
bilicdeeda aan u bogeen
ka kabarteen bishmaha ufuraay

boga qayb badhkeed huwatee
kasha bidix wadnaha labaxdee
ubuseeshay laabtayduye
bedenkaygu uutabayaay

Hayga baydhin meel
habanaynin baal
habaajinin axdaad beertay lama beeniyee
hayga baydh meel
habanaynin baal
ha baabiinin axdaad beertay lama beeniyee

p2

Taan burciyo hargaysa iyo
jabuuti aan ka baadhaayee
muqdisho iyo ilaa beledwayn
garoowe aan ka baafinayay
taan baydhabo ilaa gebilay
sool aan ka baadhaayee
jigjigiyo ilaayo bakool
boosaaso ka baafinayaay
saylac aan u beegsanayee
boorame ka raadinayaay
ubuseeshay laabtayduye
bedenkaygu uutabayaay

hayga baydhin meel
habanaynin baal
habaajinin axdaad beertay lama beeniyee
hayga baydh meel
habanaynin baal
ha baabiinin axdaad beertay lama beeniyee

Lyrics by : CMC MEDIA PRODUCTION (Cqani Shaqale Cmc )

Exit mobile version