VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheel dheel - Lyrics

Dhaka faarka jacaylka Kalgacayl dhicisooba Labkiyo dhidigii maxaa Kala haysta dhibo abuur Dadka qaar dhalanteeda Inta dhihi taqaan hadal Dheel dheelaawaha badan Labkana dhankoodaa Dhidig looga soo dhacay Qiiro aan gun lahayniyo Cishqi been ku dhismaa Wuxuu sii dhaqnaadaa Waa dharaar iyo maalmo Dhalin qoys yagleesha Waa waxa dhakhsaha Dhawanaha bulshada Ay ukala dhaqaajaan Inaga keen yuu dhicine Dheeli noqon kalsooniduye Rajadaan dhisaynana Xaasid yuu dhantaaline Ka awd dhagahaaga Nacab jecel dhaliisheena
Queue is empty
-- / --