Heesta Gacaliye kaalay - Lyrics
Kaalayooo i kaalmee
Inanyahay adaan owgaa u kadeedmee
Kaalayoo i kaalmee
Kaligaa adigeey Naftu kuu koobantee 2x
Kaalay kaalay
Kaalay kaalay
Kaalay kaalay
Kashaydaad kutaallaa
Kaaalayoo i kaalmee
Miyaan ku illaawi karaayaaaa
Ammaan ku hilmaami karaayaa 3x
kulankiinnii koowaad
Kaftankii ka beeermaa
Igu sii kordhaayoo
Kun jeer baan habeenkii
Ka kacaa hurdada oo
Taa waxaa kasii daran Kasii daran
Ka kacaa aroortii
Kaaha cadceeddaan
Kadis kugu waayaa
Miyaan ku illaawi karaayaa
Ammaan ku hilmaami karaayaaa
Miyaan ku illaawi karaayaa
Ammaan ku hilmaami karaayaaa
Miyaan ku illaawi karaayaa
Ammaan ku hilmaami karaayaaa
Come on bby
Saad ii illoowdaa
Kaalayooo i kaalmee
Inanyahay adaan owgaa u kadeedmee
Kaalayoo i kaalmee
Kaligaa adigeey Naftu kuu koobantee 2x
Kaalay kaalay
Kaalay kaalay
Kaalay kaalay
Kashaydaad kutaallaa
Kaaalayoo i kaalmee
Kolleey kolleey
Caashaqaaga igalay
Kashiyo laabtaad
Kali ku tahoo
Kun jeeer niyaddaa
Kaa raalliya 2x
Kaalayooo i kaalmee
Inanyahay adaan owgaa u kadeedmee
Kaalayoo i kaalmee
Kaligaa adeeey Naftu kuu koobantee 2x
Kaalay kaalay
Kaalay kaalay
Kaaalay kaalay
Kashaydaad kutaallaa
Kaaalayoo i kaalmee
Miyaan ku illaawi karaayaaaa
Ammaan ku hilmaami karaayaa
Miyaan ku illaawi karaayaaaa
Ammaan ku hilmaami karaayaa
Miyaan ku illaawi karaayaaaa
Ammaan ku hilmaami karaayaa
kulankiinnii koowaad
Kaftankeennii ka beeermaa
Igu sii kordhaayoo
Kun jeer baan habeenkii
Ka kacaa hurdada oo
Taa waxaa kasii daran
Kasii daran
Ka kacaa aroortii
Kaaha cadceeddaan
Kadis kugu waayaa
Miyaan ku illaawi karaayaa
Ammaan ku hilmaami karaayaaa
Miyaan ku illaawi karaayaaaa
Ammaan ku hilmaami karaayaa
Miyaan ku illaawi karaayaaaa
Ammaan ku hilmaami karaayaa
Come on baby
Saad ii illoowdaa
Kaalayooo i kaalmee
Inanyahay adaan owgaa u kadeedmee
Kaalayoo i kaalmee
Kaligaa adigeey Naftu kuu koobantee 2x
Kaalay kaalay
Kaalay kaalay
Kashaydaad kutaallaa
Kaaalayoo i kaalmee
Kolleey kolleey
Caashaqaaga igalay
Kashiyo laabtaad
Kali ku tahoo
Kun jeeer niyaddaa
Kaa raalliya
Kolleey kolleey
Caashaqaaga igalay
Kashiyo laabtaad
Kali ku tahoo
Kun jeeer niyaddaa
Kaa raalliya
Kolleey kolleey
Caashaqaaga igalay
Kashiyo laabtaad
Kali ku tahoo
Kun jeeer niyaddaa
Kaa raalliya
Kolleey kolleey
Caashaqaaga igalay
Kashiyo laabtaad
Kali ku tahoo
Kun jeeer niyaddaa
Kaa raalliya ...