VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha noqon - Lyrics

qacdii igu kaa horaysay hadaan qalanjooy ku doortay quluubta intaad dhex qaaday waliba qayrkaa ku dhaafshay qaliga intuu ku raacay qudhayduna adi ku doontay quudkii cuni wayday awgaa qiiriyo caashaq iyo qamuunyo indhaha kuu qubay ilmada intaad mid qab wayn ahaato ha noqon jacayl lagu qasaaray markuu qaadirkii ku uuntay intuu qalad kaa ilaashay quruxna kugu sar goooyay qayrkeed ugu qaayo rooney markaan qiimayn sameeyay dhamaan qaaradaha aduunka asluubta adaa u qaaatay qiiriyo caashaq iyo qamuunyo indhaha kuu qubay ilmada intaad mid qab wayn ahaato ha noqon jacayl lagu qasaaray
Queue is empty
-- / --