Heesta Deeqo - Lyrics
i dilay dun jacayl loo xidhyeey daydaygaaga
i dilay raga doorkiisiyow daygaaga i dilay
deeqaay dalsan weeyee afdheer aan u dalxiisno daweeye
deegaanka shabeeliyo nogob kala daa daweeye
dooliyo u damaashaad siti iyo liibaan daweeye
deeqaay dahar riigii iyo jarar dalkii hooyo daweeye
ku diirso jigjiga dagoo dayrka oodo daweeye
damqaday dayx nuuraay markaan ku dayaaba
damqaday ana deeqoow markaan ku dayaaba
sideen diiday kuugu dhahaa qalbi diirshow
sideen kaaga daba hadhaa dawadaydaay