VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beri hore waxa jiray - Lyrics

bari hore waxa jiray inan aan biliyo laba hadal kaaa bixino ragu baadi goobaan bari arag ku waydaa waxa badalay kuwii hore balo geesoo dheeroo buur madaxa saartoo suuqa borotamaaye naa biisay dhaqankii sharcigii ka baydhoo diintii burburisee hablow maad is badh qabataan bari hore waxa jiray inan barax galiyoo faraskii baxdoo waba yarad looga bixayaa bunduqana la raacshaa waxa badalay kuwii hore isu boga badh maqanoo bahdii ay ka dhalatiyo baylihisay waanee
Queue is empty
-- / --