VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta hees - Lyrics

muniireey mutaasay muuqaal qurxoonay hadalka macaaneey mar la arag aduunkee marwadii aduunkee muumin sheekh uudhalaay kaama maarmee kaara maskaxdiyo qalbiga iyo muniiraay meelbaad muxubada kalgacalka muraaney aan kuuqabo ma hilmaamo karaayee mayrunaadka dumarka midan kugu matali karo maba joogto dunidee kaama maarmee kaalayoo maskaxdiyo qalbiga iyo muniiraay melbad igaga taalaa abaayo meelbad igaga taalaa
Queue is empty
-- / --