VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kowsar - Lyrics

aduunyada korkeeda hufi iyo islaam ban kaa doortay kaligaa si laygukaa kabay kulayl aad la oydiyo kuftankaaga naxayaa kawsar aragtidaada kurbo igu abuurtee kashka kaalay igu qabo adoo soo koraayooo wali kamil noqonbaan kuu xidhay kuul dahaba kada waalidka iyo canaan laygu kadiyaa kaftan ii ahaan jiray kowsar aragtidaada kurbo igu abuurtee kashka kaalay igu qabo
Queue is empty
-- / --