VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Udhiiba ciidamada hubkii - Lyrics

intaan kala dhoofiilayn intuu magac dhumi lahaa dhulkuna dhaxal noqon laha dhegaha ii fura dadow dhibaato ka daalnayee intaynu dhamaan lahayn dhabtii waan dabar go,nee waar hooy ma ka dhiidhinaa ma rabo dhaawacaa walaal ma rabo dhimashda halyay ma rabo dhaqan dooriskee u dhiiba cidamada hubkii qaran loo wada dhan yahay aan u aasno dhidibadoo dhasheena badbaadino dhacdiid aan u seexanoo dhullkeena la qaybiyoo qabiil loo kala dhigdhigo ileen waa dhabar jabkeen soomaalaay dhagarta fahan ma rabo dhaawacaa walaal ma rabo dhimashda halyay ma rabo dhaqan dooriskee u dhiiba cidamada hubkii
Queue is empty
-- / --