VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma huraan - Lyrics

maxabadaa jacaylkaa maskaxdayda miratoo mayracatay waayadan maalintaan isbarannaa naftu kugu maqsuudoo igu maaxday caashaqoo miisaanka socodkiyoo muuqaaga wacan baan kaga maarmi waayoo mahuraanku waa adi muhashada dareenkaan mirta dhexe kacaayoo meedayeey iraahdaa maya kuma samraayoo igu mudan jacaylku ila muuji adigunaa miisaanka socodkiyoo muuqaaga wacan baan kaga maarmi waayoo mahuraanku waa adi..
Queue is empty
-- / --