VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saaxib badan - Lyrics

gabaryahay siriyo been sama laguma gaaree axdigaan saxiixniyoo maxaa sababay caashaqa sahal inaad u xoortaa anigoo ku sugayaan saddex kale ballamisoo socodkii ku kulannee ma saxbaa anoo dumar aawadaa kaa saahiday inaad subaxba kii ladan adiguna la socotaa qofna kuma samraayoo sadrigiisa laba ruux kuma sidi karaayeee saaxiibba badaneey ma sagaal qof baad tahayh gabaryahay sideeydaba kama helo saqleeyntiyo inaad socodka badisoo saqda dhexe habeenkii hadba surin istaagtee anoo kugu sahwinayaad adna siriq igalisoo khalad igu sameeysoo ma sax baa nin caashaqu kuu saaray calankoo ula sidatid aadmiga sun inaad u qooshtaaa qofna kuma samraayoo sadrigiisa laba ruux kuma sidi karaayeee saaxiibba badaneey ma sagaal qof baad tahay.
Queue is empty
-- / --