VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibaaq - Lyrics

Inaabtidayeey hibaaqeey Hilaaciyo gu,ga da,aayaay Haradoo biyawdiyo Hoobaan bislaadaay 2× Hal abuurka gabaygiyo Heestiyo waanada Tii aan had iyo goor Hanti uga dhigaayaay Tii aan had iyo goor Hanti uga dhigaayaay 2× Hibaaqeey habluhu Habluhu haraadiyo Inan guur ku hanatee Adna ma ila haysaayoo Ma isku kaa haleeyaa Hibaaqeey habluhu Waa mid haraadiyo Inan guur ku hanatee Adna ma ila haysaayoo Ma isku kaa haleeyaa Burco iyo hargaysaa Laga helay warkaygoo Jacayl i heloo Haboolaaye gool 2× Habi waan se noqonlaa Anoo kula hubsada guur Hagaag kuu aroosoon Jacayl leyla kula dega Hagaag kuu aroosoon Jacayl leyla kula dega 2× Hibaaqeey habluhu Habluhu haraadiyo Inan guur ku hanatee Adna ma ila haysaayoo Ma isku kaa haleeyaa Hibaaqeey habluhu Waa mid haraadiyo Inan guur ku hanatee Adna ma ila haysaayoo Ma isku kaa haleeyaa 2×
Queue is empty
-- / --