VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Roob jacayl - Lyrics

Dumarkaba jamiiliyo Jamaaday kuma oran Subaxaadan ila jirin Anniga jeex dhan bay iga maqan Jabadkaan dhigayniyo Jeeskii aa yagleenay Dumar taan u jeclaay Kaalay nimcooy kaalay nimcooy Ila jooog Qalbi kaalay ila joog Niba uma jixin jixo Rag kale laabta may tabin Sida ruux jarmaad ah Afkana jiirkii baa imaray Jabadkaan dhigayniyo Jeeskii aa yagleenay Rag kaan jecleestoow Kaalay jeestoow kaalay jesetoo Ila jooog Jeehaaga nuurka leh Markaan jaleecee Jeedaalo eegaba Roob jacayl bay ii da'aa Janadii aduunkee Aan ku jeelbaxaayo Wax kastoow aan jecleestiyo Jidinkeegu waa adigee Guga oo jinaamaha Biyahii duljiifaan Ama ubax jigjiga yaal ayaad ila jaantahay Sida dooxi jaradeed Amase jserta subaxayd Oo helay jigjiga wayn Oo helay jigjiga ayaa jaaha iga nuurtaa jeestoo iga nuurtaa Jabadkaan dhigayniyo Jeeskii aa yagleenay Dumar taan u jeclaay Kaalay nimcooy kaalay nimcooy Ila jooog Qalbi kaalay ila joog Jabadkaan dhigayniyo Jeeskii aa yagleenay Ragba kaan jecleestoow Kaalay jeestoow kaalay macaan Ila jooog
Queue is empty
-- / --