VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa madhaafnaa - Lyrics

Talamooy dhaxantii Dhuuxeey adaa Inaan aado dhoofkiyo Dhibta ii horseedee Baraf soo dhacaayiyo Kama hoydo dhaxantee Dheeraad miyaa yimid Dhitadii miyaan jirin Miyuu dhabarku daranyahay Bal ogoow dhagoorkiyo Inaad dhuuxa surantahay Anoo dhoof kumaqan baad Ii keentay dhiiillada ?????????? Kaa dhaafay taladee Haddu dhaawac kugu yaal Anba waan dhutinayee Dhanhoraadka caashaqa Ka ilaali dheeliga Haddiii aanad dhuuxeeyn Isugeeyn dharaar Soojeeda dhabarkuna Iminkaynu dhawnee Caashaqa madhaafnaa Dhan markaan useexdaa Anigoo dhadhabayaan Kiciyaa dhallaankee Dhibbaad ii horseedddoo Dadka waan dhibsanayaa Wadnahaad dhextaallaa Sida dheeha olalee Dhul miyaad kunooshahay Haddii aanad dhuuxeey Isugeeyn dharaar Soojeeda dhabarkuna Imminkaynu dhawnee Caashaqa madhaafnaa
Queue is empty
-- / --