VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cimrigiiba jaceel - Lyrics

Cusaybmaaha daroor Cudurkaan ihayaaa Cabla waad maqashee Catar baan ahayoo Cimrigiiba jacayl Wuu cawaaqib xunyahay Cishadaan arkaybaan Caafimaad qabaayee Cilmi waad maqasheen Caykii uu unoqdee Cimrigiiba jacayl Wuu cawaaqib xunyahay Caashaq ruux helaa Illeen waa caddibmoo U ciyoobay hadduu Carabadkaaga diidee Cimrigiiba jacayl Wuu cawaaqib xunyahay
Queue is empty
-- / --