Inanyahay hannaaniyo Muuqiyo hubqaad Haween waad usaraysaa
Adigaa habsami dhaqan Facaa ugu horreeyee Boqaraddiii haweenkiyo Gaari lagu hirtaaaaay
Ruux kuu hanweynoo Kuu heelanooo Kuu hir ogay adiga Muu hagar la abaaneed