Heesta Samir & dulqaad - Lyrics
Dhawrsano jacayl
Aan wada sidnooo
Samaha qurxoon
Aan kusoo wadnoo
Samiriyo dulqaad
Sumadduu lahaa
Miyaan sibir qaraar
Sun abees noqdoo
Xarig lama sitaan
Sikastood nafkale
Oo adigu nafkale
Isku sahansantee
Waqti iga silloon
Iima saamaxee
Ku sigtayee
Allooww iga samata bixi