Heesta Siciida - Lyrics
Samiriyo dulqaadiyo
Qurux aan salguureeyn
Ayaa kuu sugnaatoo
Saaddir kugu mannaystee
Sabankan hablaha kacay
Cidaan kugu sifeeyiyo
Simaneey qof kula mid ah
Soomaali kuma arag
Quruxdii suleekhaa
Sinji raacday buuggoo
Suuuraddaada oo qura
Ayaa soo dhawayniyo
Nafta nafta