VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Feat warda happy bal eeg farxadeyda - Lyrics

ilawaad quruxdada abuurta naftaada iftiinka korkaaga indhah uriyaaqay ayaa dibanahayga baraya amaantaada anigu dhaqana kaaga odhaah hadalkaaga macaaan eraygaaga qalibiga oranaaya ayaa wadnahayga jacal ku abuuray ku maarmay agtaada u moomay codkaaga ahaaday dhankaaga adeecay warkaaga ku rastay agtaada adkeeyay danteena inaan ku jeclaaday waxaan ku ogaaday markaan ku agjoogo sidaan u ekaado bal eeg eeg farxadayda eeg eeg eeg faraxdayda inaan ku jeclaaday waxaan ku ogaaday markaan ku agjoogo sidaan u ekaado bal eeg eeg farxadayda eeg eeg eeg faraxdayda
Queue is empty
-- / --