VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halka iga maagtay - Lyrics

maankaa kugu sooray maad hanan farxadaan ku magaabshay maaddayn waanadaan kugu sooray maad maqal midkalaan isku maranay maad odhan agtaada kamaagay maad odhan halkaad iga maagtay maan garan meeshaan kugu sugayay maad iman waxaan kugu mahadsho maad falin milgeheedii naftayda maad marin qofkii aan ku mooday maad noqon waligaa murugiyo dhib maad mudan xusuus kugu miratay maad miran waji aan magan galiyo maad dhigan miciin kal kumudatay maad tarin midigta naf madluusan maad qaban maalina waajibkaaga maad gudan
Queue is empty
-- / --