VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ka helay jacayl - Lyrics

naf dhanbaan sideeda kuugu dhiibayoo qaliga si dhaba hoo ku dhahee dhamaantii dadkaba wadne kaaga dhow wadne kaaga dhow ku dhex noolidaa hadalkaaga dhaga aan wax dhaafsanbaa aan wax dhaafsanbaa ku dhagaysta oo dhaayahaan ilmada dib u dhigan karayn dib u dhigan karayn maray ku dhugtaan kaa helay jacalba siduu u dhanaaye shaw adaa ka dhignaa dhinacayga farxadayda dhan baad ka dhignaatay ruux kuu dhigmaa kugu dhaatayoo dhaaxaan in badan dhibta kaa jiree dhaymaneey kalgacal dhimir kuu qabaa dhimir kuu qabaa cid ku garab dhigayn dhaqanakaaga naf aan ku dhaliilinbaa ku dhaliilinbaa ku dhawaysata oo qalbigan dhigaa kula simi karayn kula simi karayn o aan dhaafsan karin
Queue is empty
-- / --