VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kama dhigo - Lyrics

eegmada dareenku abuurtay asaagaa indhuhu arki waayay ka dhawaystay aadn mi agtaada oloshada naftani ogolaadtay kama dhigo afkayga amaanta idilkood naftayda asiibtay udugaagu oonka tiray laabta sida ubaxa ilwaad iyo nuursan oo beeyada ilowaad ku dhex yaala ashqararay oonka dartaaye arwaaxdayda jidhka ku ishaartey oofisay xidhidhka adkaysay dhankaagii axdiga amba qaaday ku ilawney edeb farxadeena arrinteena wanaaga ku idlaaday kama qadon ayaan eraygaaga unug yaadu codkaaga ku uunsan uu bucdana jacal ku abqaashay
Queue is empty
-- / --