VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku dhac ku dhac - Lyrics

dad is dhawrta dhaayo is eegta axdi dhaba dhigtoo isu dhaarta isku dhiga qalbiga isu dhiibta dhabta dhabta ubaxyo dhawra sku saara dhaayo laba ah aan dhib isku gaysan isku dhaartoo dhaawac is yeelin isku dhicin dhex dooda cid qaadin kala dhiman dham baal kala waayi gob is dhaqata dhuuxa wadaagto kala dhiman dhul dheer kala aadin midba dhinac dhan kiis mid ka eegta dhalin nolosha guul ka dhabaysa dhadig iyo lab dhiig isku jiito isku dheer kal gacal isu dheehda inakaa dhamays dhulka joogna dhugashiyo dareen isku dhaana kuna dhaqan dhoola cadayne kudhac kudhac noloshu waysugu
Queue is empty
-- / --