VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ma aragteen mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Maxamed maame
Ma aragteen

ma aragteen ma aragteen
sida malab macaan badan
ma aragteen ma aragteen
miir kaaba kasma lula
ma aragteen ma aragteen
qof murti miciin tira
ma aragteen ma aragteen

ma aragteen imulkidaye
maan lula ma aragteen
ma aragteen muuqeeda
milicsiga ma aragteen
ma aragteen kama marmo
maarmee ma aragteen

ma aragteen igu mirantee
muxibo ma aragteen
ma aragteen murugaa
imiratee ma aragteen
ma aragteen maalmahan
maniyo ubax ma aragteen

ma aragteen ma aragteen
hadal mudan madlun tira
ma aragteen ma aragteen
kal macsuuma meel gala
ma aragteen ma aragteen
magan sade muudh saxa
ma aragteen ma aragteen

ma aragteen midii aan
marlay dumar ma aragteen
ma aragteen kaga maydhay
muuq bila ma aragteen
ma aragteen umuquurtay
mawjadee ma aragteen

codkii Maxamed maame