VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mugdi tira - Lyrics

dharab tira ifka taagtaay tiiro guuroo mugdi tirayaa ubax tacab galoo ta aan ifayaay tigaad lacdo tisku hurayaay ana taan dumar kan tirsadayeey aan ku taamee tunka siiyay jacal igu tolan tu i hawleed nafta teeduun tun u isiiyaay hadmaad la tacaal taloow garanoo hadmaad iitudhi tahan badanoow hadmaad taagtaa tiri odhanoo hadmaad iitabi sidaan kuutabo qurux taamoo aadmi tirin karin tixo gabay iyo tirib koobay tuu ilaahay dusha tabayee tabteed nooluhu tiigsanaayaay xiiso tawsliyo dareen igu taxan jacal aan tan nafta uqaday caashaq tobon goor iitabcaayay waxa tar ana aan utabayaay
Queue is empty
-- / --