VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yartu qaayo wacnaa - Lyrics

qaaradaha aduunka maray soo qabteen kulan haween qalan jadoodi qurux loo tartamayee adaa qaaday koobkii qarnigani hab laha kacay waa qaali dumaroo waa qalanjo uguboo loo qiray samaantoo qof arkaaa idhaa taloow qaryadani dhab wacanaa yartu qaayo badanaa qotonkiyo jooogiyooo san qaroorka soo shuban dhexda taagko qabadka ah tinta qaradale madoow qarkaa ma wada leee adaa qayb uhelay bilii gaari qaayo badaneey ishuu ruuxay qabatoo ku qabawdo baatehee maxay dhaayo quruxey qawlkaad tidhaahdaba u qushuucda ruuxdani waa qanac ruuxloo waa qani hankeedo quursi aan lahayn waxa lagu qadariyaa waa quman dadnimadaay qarkaa aadku dhaaftee
Queue is empty
-- / --