VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habalaha afrikow - Lyrics

hablahaa afrikoo idil inantii laga soo xule ubaxa laabta loo sudhay markay ku arkan indhuhu quruxda eebe kuu dhashay aadbay ula cajabeen naftuna way ku aamintoo ul iyo diirban nehe inabtay xila janoy cawan wada aros galna axdiyo waydani jacayl indhan la ilmaynaya adigay kaa heleen runtii dabkani oogada ku shidan
Queue is empty
-- / --