VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Allow yaa mar qura - Lyrics

aloow yaa habeen qudha uurkayga qaloo qudha oolaygajarin quruumaha kunoolo ku idhaa garta uqaad taladaan qadhooday aan qawda ku hayaa qatadeedu dheeraa inashaa alah waan qabani qalan jooy indho ladeeq hadii lasku keen qoray oo aan hobisu leenahay waa isla qoslidoonaa adna taa ila dhandhami aduun yada qorshaa jira iyo qaabab waa wayn aro oodan baab wayn qaxar iyo dhibaatana intaa way isdhexqaadan qoon deeya sheekadu waa qadi doonaa qar qarsiida kujiidoo hawlaha maqabaanaa
Queue is empty
-- / --