VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muqdisho - Lyrics

sixunbaa laguu galay cadowbaa kusaanyadey qaarbaa kusaacidey hadey nimanka seexden kuwa aan sal dhigioo soojeedaybaa jirey sama baxa alaalee sacabada laguu gogol inaad seegtay caasimad baa kusigatey maantee muqdishoy sidaadaba waxaad noola siman tahay cirka samda yaaliyo dhulka aakusoconee saxar laay saluuglaay saldhigii dalkeygaay intii xeebta saarneyd soomaaloo idil loowada sinaayee kaligaa siraadoo muqdishoy intan bahalku soo galin kusal dhigin gumaystuhu kun siyood laguu dhilin sumcadbaad lahaydoo dadku waa sinaayoo sareedaa kunoolayn sodon sao horteediyo soonoqoshadeena isku suurad maa ahayno seetahay ma roontahay muqdishaay sidaadaba saadaashii aan qabay saakay dhabowdooo soo noqotayee bilicdii
Queue is empty
-- / --