VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samir - Lyrics

hadii samir wax lagu helo ama jacaylku sahan yahay adigaan ku sugayoon sida sabi dhalaanaan nafta kugu sasabayee saadaashii maan arag ma sii dayn wacadkii salalkana ma daayee taladeenu seegseeg yaanay muruqa laba suul midba si kuu noqonine hadii socod lagu tago ama sabab kalgacalyahay caashaqu sad weeyee samo ma isla garana
Queue is empty
-- / --