VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rag waa kii kufee - Lyrics

Nafyahay kadarwayday Waad kamadee Kadiid iyo hawlba Wuu lakulmaa Rag waakii kufee Hadana kacee Kalahaada intuu kiinaal gale we Kufiyaa bawdadaba kakala duulaaye Hadana kufaa oo kacaa e Kalahaadu hadii kuusoo kadisaa Kac oo dunidoo dhan soo koobe e Kaskaasi uu waeeer now yahayee Kalahaada sagaalood Uu kuureeyee Kayahaab in lagaga kowsiiyee Kartidaata kudubka kalahaad wamaagaa Sii kordhiye Ruuxii bari kaabay ku mamtaa e Kaalmeeya inaad muda kooban heli Nafyahay kadarwayday WAAF kamadaaye Kadeed iyo hawlba wuu lakulmaa Rag waakii kufee hadana kacee
Queue is empty
-- / --