logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida waaga iftiima mp3 ahaan

Sawirka Maxamed yuusuf cabdi

Maxamed yuusuf cabdi

Fikradaada ka dhiibo heestan

Sida waaga iftiima lyrics

Maxamed:
sida waaga iftiima ama waadi xareeda
wayileey quruxdaada indhaygu wareere
adigay wada qaado dhaman waad i sidaaye
aan wadagnoo cayaaree i weydaarso gacmaha
Lyrics by Masuul.com

Sahro:
anba dee wajigaaga walacdii u horeeysay
indhahan war wareershoo waxba waan arki waayee
wadnahayga qumaati adigaa ku wareemee
ku weedaarshay gacmahee aan wadaagno cayaarta

maxamed:
intii aan wadankeena walecaadi dhamaan
maxaa dee ha is waalin waykanee soo dhawoow
adigaa i wada qaado dhaman waad i sidaaye
aan wadaagno cayaare i weydaarso gacmaha

sahro:
anba waayaan ku raadshee
waan isku soo bixi waynee
hadaan caawa wada joogno
warkani soo ma dhamaanin
wadnahayga qumati adigaa ku wareemee
ku weydaarshay gacmaha aan wadaagno cayaarta

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --