Heesta Haruub caashaq - Lyrics
In kastoo ay haweenkiyo
Ragu aadan misnee
In kastoo ay haweenkiyo
Ragu aadan misnee
Hadana wey isku doognoo
Waad isku hido raacdaan
Hal habeen ka tumatee
2×
Adigoon halkii marinee
Hilinkii garatee
Adigoon halkii marinee
Hilinkii garatee
Hawraarta dheeriyo
Hadal warkii galay
Yaan lagu haraadinee
2×
Adigiyo hankaaguba
Hoos intaad u noqotaan
Adigiyo hankaaguba
Hoos intaad u noqotaan
Danta Lama huraan
Hareeraha ku qabo
Danta Lama huraan
Soo habo hide u raac
Soo habo hide u raac
Waxaan kuu hayaa
Arinka caashaqee
Hooyo dhag
Hooyo noo ogoloow hooyo
Soo habo huba u kac
Soo habo huba u kac
Waxaan kuu hayaa
Arinka caashaqee
Hooyo dhag
Hooyo noo ogoloow hooyo
Sida heega roobiyo
Waqal hoos ka da,a iyo
Sida heega roobiyo
Waqal hoos ka da,a iyo
Keentay hoo rimad dhaba
Ma hiliyo raacee
Beenta ay ku qari leedahay
2×
Iyo halaliciyo muuqeedee
Hurda buux xaguu yahayee
Iyo halaliciyo muuqeedee
Hurda buux xaguu yahayee
In lagu hareer mari
Saan horeba kuu iri
Ragna ku han weeyahay
2×
Adigiyo hankaaguba
Hoos intaad u noqotaan
Adigiyo hankaaguba
Hoos intaad u noqotaan
Soo habo hide u raac
Soo habo hide u raac
Waxaan kuu hayaa
Arinka caashaqee
Hooyo dhag
Hooyo noo ogoloow hooyo
Soo habo huba u kac
Soo habo huba u kac
Waxaan kuu hayaa
Arinka caashaqee
Hooyo dhag
Hooyo noo ogoloow hooyo