VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arligeygoow - Lyrics

Waa taa ayado saxan sxb adoo raliya Hadii ayan dabeel URIN awood maleh nafteyduye markaan uurka hooyadeey ifka uuga soo baxay anigoona (ANFACA) baran neecawdiisa uduga leh kii igu canqariyoow arligeygoow inaan kuu adeegoon Cadaw kaa ilaalshoon aayahaaga taliyaan axdi kuugu marayaa arligeygoow Ninkasto kaa ordee kaa abaal dhacee adoonsiga la (JIRA) sow ma oga horta saw ma oga Nolashiisa oo idil saw ma oga Waxeey ku (ANBAQADABA) saw ma oga (UUNTADA) ineey tahay saw ma oga ab looga hadh inaad tahay saw ma oga dhaxal awoowe inaad tahay saw ma oga isagu inuu ku leeyahay saw ma oga waxse ku uursamaataa arligeygow irbad kaama ridi karo aqoonyare bulshadana ku (EEDOW) (UDUBKIYO DHIGIHIYO ALOOLKIYO RAARKABA AQAL KAN KA HELAYOO ) (HADAAN DIBADA AADOO) Ajashu I Timadana (KIILEY SOO An Bonayee Ilkeey Ku Yeloow Arligeeygoow Ina Ku Ogaladoo Aduunyada Intaa Jiro Ayaha Ka Taliyoow Axdi Kugu Marayaa Arligeygoow Ninkastoo kaa ordee kaa abaal dhacee adoonsiga la Tagay saw ma oga horta saw ma oga Nolashiisa oo idil saw ma oga Waxeey ku caan baqataba saw ma oga OONKAGA INEEY TAHAY saw ma oga ab looga hadh inaad tahay saw ma oga dhaxal awoowe inaad tahay saw ma oga isagu inuu ku leeyahay saw ma uga waxse ku uursamaataa arligeygow irbad kaama ridi karo aqoonyare bulshadana ku ceebow
Queue is empty
-- / --