waynoho wax laga
ma waayi jirine
wanag ii xigsii
waxyeelada

wixii wacanba
wadenayninee
aan waayey waanag
saanayda i

wadadaalo mar uun
wadi yaalaaye
wardheeher dal wanada
saaneyda ii

Exit mobile version