VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan - Lyrics

suubantii haweenkay farxadii naftayda saxansaxo barwaaqiyo sagal ii hilaacay saw baafin socote sawraca tilmantiyo sinjiga iyo garashada dadku kama sine heedhe somaliba thaay sawradaada qurixiyo sawirka luulka siduu eebe ku qoray ila subaxa waberiga sifo laguma koobaye dumar waa u sidataa hayeeshe sareedo kol hadaan ku sahansaday taladu ima seegine saw godal kalgacalku adiguna iskeen side suubantii haweenkay sadaasha filaye midab suan casaniyo san qaroor gududle saw baafin socote sawraca tilmantiyo sinjiga iyo garashada dadku kama sine heedhe somaliba tahaay hayeeshe sareedo kol hadaan ku sahansaday taladu ima seegine saw godal kalgacalku adiguna iskeen side
Queue is empty
-- / --