VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nageeya - Lyrics

hoheey kulankii horjoogaagiyo hagoogta maryaha hilaabta qurxoon indhihii halacsaday jacayl ku ladhee hanaanka wanaagsan hadalkaagiyo habkaad u dhaqaadayban ka heloo kusoo hirtayoo mabana hakinine hidiyo dhaqanbaad hormuud u tahee anaa huba haybad lagu saaryee xishoodka hadheeyay halis galiyoo hirbaad tahay loo han waynyahyee hablaad u hormooday hugashada sidii hogol hoortay kuugu hirtoo hilaac wacaney naftaa hugunto markay hinqatay mabay hakanine
Queue is empty
-- / --