naf wax tabanaysa
waligeed
waagi baryaba
waaniyo intaaa
waxa u sheegaya

waxan ahay walhtigo
nin intuu ka waday
wadankuna
walwal qaybsado
waadan ku nool
hadaan wecan laha
wax garadsanee
wali waxay wataa
warmihiyo hubkee

waynaha allee
wax wanaajiyo
wacanoo dalkii
weedhsan nooga keen
nf waalacsanba waaqe
waxayaabaha ka maqan
weetaynayaayo
war celinayaa

waxaan ahay waxa badan
nini wareegayo
qurba weheshadoo
algu wiirsado
walbahaar ku nool
hadaan wecan laha
wax garadsanee
wali waxay wataa
warmihiyo hubkee

Exit mobile version