Heesta Tabasho - Lyrics
jacayl waa dakharo kulul
dhibaha kula soo darsoo
dareen weeyaan aan hadhayn
intaad kala durugsantihiin
miday naftu damacsanayd
danyari nacab u daran
dadkuna kugu ceebsadaan
hayeeshee dululcdu waa
dadaalkaa lagu mutaa
dawooy nolol qiimo lee
ha jiree axdigii ha dumin
jacayl waa dacar qadhaadh
dab iyo naar kugu baxoo
dubaaqiyo waa xanuun
wadnaha kaa daaranoo
marnaba aan kaa damayn