Heesta Wacanoo dalkii - Lyrics
naf wax tabanaysaa waligeed
waagii baryaba waaniyo intaa
wax u sheegayaa wax u sheegayaa
waxaan ahay waqtigu
nin intuu ka waday
wadankuu lahaa
walwal qaybsadoo
waadaal ku nool
hadaan weecan lahaa
wax ma garatadii
wali waxay wataan
warmihiyo hubkii
WAYNAHA ALLEE
wax wanaajiyow
wacanow dalkii
weedhsan nooga keen
naf walaacsanbaa waaqic
waxyaabaha ka maqan
la waytaynayaayoo
u war celinayaa
waxaan ahay waxbadan
nin wareegayoo
qurbo weheshadoo
lagu wiirsadoo
walbahaar ku nool