VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xanaan - Lyrics

xaawaba iblaysbaa janadii ka xooroo xukunkiisa maqashaye waa xasuuse ila garo xays da'ay aroornimo kob xareedu wadhantay xuural cayn la moodyeey haa weey xubi jacayleey ha u xilanin nacabkoo yaanu helin xogteenana xagna yay u dheeliyin xaajada dhexdeenuye xigtooy ruux ku jeceloo kuna raba xanaaneey xumaan laguma daya oo looma jaro xadhkaha adag xamakowgu geedaha siduu ugu xayiranyahay xuural cayn la moodyeey haa weey xibiyeey jacayleey
Queue is empty
-- / --