VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalmad kale - Lyrics

hadii dadka qaar karhaan anaa kalgacaylka dhowra anaa koriyo dhibaato luriyo kalifaad u diida kashana anigaa ku sooraa kadeed iyo dhaawac gaadha anaa kurba dhinac marshoo kalsoonida anaa u dhaabay ha kaalin galee jacayl kaalay adoon kalmed kale i odhan kaalay kurbana macaan i badin kaalay qalbigad kasbataaye ii kaalay a haduu nacab kalagooya jacaylka anaa kolkoosha anaa karameeyaya oo kal iyo laabna ugu faana kolka anigaa ciseeya kastoo u taagay taalo anoo kaa maarmin karayn jacayl kaamila ha dheelsan ha kaalin galee jacayl kaalay adoon kalmed kale i odhan kaalay kurbana macaan i badin kaalay qalbigad kasbataaye ii kaalay
Queue is empty
-- / --