Heesta Calanka 1 da luulyo - Lyrics
caadan iyo baluug
calankayga muu
cirka iyo xidigaha
caynadooda ledahay
calaamadaadu waa qaran
caadil kuu nasiiyo
cisiibaad iga mudantoo
caam ahaan aduunyada
caanba ka tahayee
ciil ninkii ku bada
ciidan xoog lahoo
cudud sheegtayba
cagta saaraye
cawaalow cabsi
yaanay ku galin
caade sariyo hoobay
daruuraha cartami
cimrigaa taagno
waanu ku ciyaarne
cimrigaa ha jiro
hoobalayo hoobe
damaashdka caawana
caruuriyo ciroolaba
farxada loo caweysimay
cawaale waa ciidadii
habeenkii curashadaadii
waanu ku ciyaarne
caafimad ku waar